Beelaha Madhibaan oo Sheegay Inay Cadaalad Darradi Ugu Xumayd Ka Taagantahay Somaliland Iyo Weliba Xukummada Muse Biixi Tahay Tii Ugu Liidatay ee Dalka Soo Marta

0
727

DAAWO : Beelaha Madhibaan oo Sheegay Inay Cadaalad Darradi Ugu Xumayd Ka Taagantahay Somaliland Iyo Weliba Xukummada Muse Biixi Tahay Tii Ugu Liidatay ee Dalka Soo Marta

Madax dhaqameedka Beesha Madhibaan oo ka tisan BeelahaGabooye oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa ay ku dhawaaqeen shir ay aayahooda kaga tashanayaan oo ay qabsan doonan .

Sidoo kale Madax dhaqameedkan ayaa waxaa ay ku hanjabeen in ay sameysan doonan jabhad dagaalanta ka dib markii sida ay hadalka u dhigeen ay Somaliland ka wayeen xaqii ay ku lahayeen .

https://www.youtube.com/watch?v=ooYcQuVZZZA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here