Ha’yadda Duulista Iyo Madaarada Somaliland Oo Dib Ula Wareegtay Ammaanka Iyo Barkinka Ee Madaarka Hargeysa

0
780

Ha’yadda Duulista Iyo Madaarada Somaliland Oo Dib Ula Wareegtay Ammaanka Iyo Barkinka Ee Madaarka Hargeysa

Ha’yadda Duulista iyo Madaarada Somaliland ayaa la wareegtay dhammaan shaqaalaha ammaanka iyo waaxda goobaha gadiidka la dhigo ee loo yaqaan barkinka ee Madaarka Hargeysa oo hore ay gacanta ugu hayeen Shirkadaha SRM iyo Epass.

Shaqaalaha ayaa la hoos geeyey xafiiska agaasimaha waaxda amnigga ee Hay’adda duulista iyo Madaarada.

Halkan hoose ka akhriso wareegto ka soo baxday xafiiska maareeyaha guud ee hay’adda madaaradda iyo duulista Somaliland Duuliye sare Cabdi Maxamed Rodal

Image may contain: text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here