DAAWO : Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb-galaya Xaflada Qalin-jabinta Jaamacadda Camuud Oo Socota

0
699

DAAWO : Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb-galaya Xaflada Qalin-jabinta Jaamacadda Camuud Oo Socota

Madaxwayaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaaminayay ayaa gaadhay magaalaa Boorama halkaasi oo uu kaga qeyb galaayo xaflad loo qabanaayo arday badan oo ka qalin-jabinaysa jaamacadda Camuud ee magaaada Boorama.

Halkan hoose toos uga DAAWO xaflada uu ka qayb-galay madaxweynuhu oo hadda ka socota hoolka Jaamacadda Camuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here