DAAWO : Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Ka Hadley Xaalada Cusub Ee Itoobiya Amar-na Bixiyey

0
1058

DAAWO : Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Ka Hadley Xaalada Cusub Ee Itoobiya Amar-na Bixiyey

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad u jeedinaayey ardeyda ka qalin jabiyey ardeyda Jaamacada Camuud ayaa waxaa uu ka hadley xaalada cusub ee dalka Itoobiya

Madaxweynaha ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay dal jaar la ah Somaliland isla markaana jaarka uu ilaahay dooro isla markaana ay Somaliland nabad galiyo iyo walaal tino kula noolaaneyso , isla markaana waxii dhexdooda ka soo cuboonada ee ay tan maanta jirtaa ay kamid tahay na ay u rajeynayaan in ay nabad ugu dhamaado .

Sidoo kale madaxweyne Biixi ayaa waxaa uu amar ku bixiyey shacabka reer Somaliland na bari iyo Galbeed ba uu ka codsadey in la nabad galiyo shacabka reer Itoobiya ee dalka Ku nool oo ay ilaaliyaan magantu waxay tahay oo aan la wax yeeleen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan :

https://www.youtube.com/watch?v=ws7B1PO3usE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here