[Deg Deg ]:- Khilaaf Culus Oo Ka DhexQarxay Telefishanada Madaxa Banaan Ee Somaliland + [ Akhriso Warsaxafadeed Cusub

0
687

Hargeysa (DN):-Khilaaf culus ayaa waxaa uu ka dhexqarxay telefishanada madaxa banaan ee Somaliland kuwaas oo isla maanta soo kala saarey laba war saxaafadeed oo isku lidi ah .Warsaxaafadeedka hore ayaa waxaa ay 5 telefishan ku sheegeen in ay ku hakiyeen wada shaqeyntii xarunta madaxtooyada Somaliland Halkan War Saxaafadeedkan danbe na ay 5 telefishan ay sheegeen in aanay war saxaafadeedkaas hore aaney la qabin isla markaana aan wax la tashi ah lagala sameynin
Halkan
Hoose Ka Akhriso War Saxafadeedka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here