Wax Ka Ogow Shanta Filim Bollywood Ugu Qiimaha Sareeya Qiimeynta IMDB Sanadkaan

0
963

Wax Ka Ogow Shanta Filim Bollywood Ugu Qiimaha Sareeya Qiimeynta IMDB Sanadkaan

Bollywood-ka  sanadkaan  waxay  sameeyeen  filimo badan oo xiiso leh kuwaas oo guulo waa weyn gaaray ayagoo sanadkaan ku jiraan sanad barwaaqo maadaama filimada guulal taariikhi ah gaareen.

Laakiin waxaa maanta ka hadli doona filimada bollywood-ka sameeyeen kuwooda ugu sheekada wanaagsan qiimenta IMDB Rating kuwood ugu sareeyo.

IMDB Rating oo qiimeyn siiso filimada  sheekadiisa  ayaa  maanta waxaa kasoo qaadan doona shanta filim ugu qiimenta sareeya ee bollywood-ka sanadkaan sameeyeen oo kala bar maraayo fadlan hoos kaga bogo.

Sanju – 8.5

Sanju

Parmanu – 8.4

Parmanu-Poster-IMDB

Pad Man – 8.2

Padman

Raazi  – 7.9

Raazi

Soorma – 7.8

Soorma

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here