DEG DEG : Natiijada Imtixaanka Dugsiga Sare oo Lagu Dhawaaqay iyo 10 Arday ee Ugu Buundada Badan

0
1186

DEG DEG : Natiijada Imtixaanka Dugsiga Sare oo Lagu Dhawaaqay iyo 10 Arday ee Ugu Buundada Badan

Habeennimadii xalay waxaa si rasmi ah loo shaaciyay natiijada Imtixaanka dugsiga sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo muddo 2 bilood ah uu sixitaankiisu qaatay.

War saxaafadeed wasaaradda ka soo baxay oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Wasaaradda Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo xilligaa aan weli xilka ka qaadis lagu sameyn, ayaa lagu sheegay in si rasmi ah ay wasaaraddu ugu dhawaaqeyso natiijada imtixaanka dugsiga sare ee sanad dugsiyeedka 2017/2018.

Halkan Hoose ka Akhsiro War saxaafadeedka oo dhammeystiran:

Natiijada 10 Arday ee Ugu Buundada Badan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here