DAAWO : Madaxweyne Muuse Bixi Oo Casho Sharaf U Sameeyey Xildhibaano Reer UGANDA Ah Oo Dalka Jooga , Hadiyado-na La Gudoonsiiyey

0
822

DAAWO : Madaxweyne Muuse Bixi Oo Casho Sharaf U Sameeyey Xildhibaano Reer UGANDA Ah Oo Dalka Jooga , Hadiyado-na La Gudoonsiiyey

Hargeisa (Dalmar-News):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu habeennimadii xalay kulan casho sharaf ah la qaatay wefdi xildhibaanno iyo masuuliyiin kale isugu jira ka socda dalka Ugandha, kuwaas oo booqasho ku jooga Somaliland.

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting

 

Kulankaas oo ay madaxweynaha kala soo qaybgaleen, gudoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, mudane Baashe Maxamed Faarax, gudoomiye ku xigeenka wakiiladda, mudane. Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle, Wasiirradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah, gaashaandhiga, Mudane. Ciise Axmed Yuusuf, Horumrinta biyaha, mudane. Saleebaan Yuusuf Cali Koore, Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga, marwo, Shukri Xaaji Ismaaciil Maxamuud Baandarre, Shaqo gelinta, Arrimaha bulshada iyo qoyska, marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaanni, wasiir ku xigeenka arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah, Liibaan Yuusuf Gaaxnuug, agaasimaha guud Arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah, Cabdinaasir Axmed Xirsi iyo agaasimaha guud ee madaxtooyada, Mudane Maxamed Cali Bile.

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here