DAAWO : Dawladda Jabuuti Oo Shaacisay Inay Magdhaw Lacageed Oo Badan Siinayso Shirkadda DP World “Magdhow Ayaan Siineynaa DP World…” 

0
712

DAAWO : Dawladda Jabuuti Oo Shaacisay Inay Magdhaw Lacageed Oo Badan Siinayso Shirkadda DP World “Magdhow Ayaan Siineynaa DP World…”

Shirkadda laga leeyahay dalka Jabuuti ee maamusha Dekadda Doraleh ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin inay magdhow ka bixiyaan heshiiskii ay ka baxeen ee u dhexeeyay iyaga iyo Shirkadda Dubai Ports World ee laga leeyahay Imaaraadka.

Shirkaddan ayaa sheegtay inay doonayaan inay DP World u celiyaan saamigii ay ku lahayd dekedda Doraleh oo ahaa boqolkiiba 33.

Guddoomiyaha Dekadaha iyo Aagga Cashuurta ka Caaggan ee Jabuuti Abubakr Cumar Xaddi ayaa sheegay inay tallabaadaasi u qaadayaan si ay u kala baxaan labada shirkadood,

Halkan hoose kaga boggo warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here