Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Gaar ah La Qaatay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa+ SAWIRRO

0
657

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Gaar ah La Qaatay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa+ SAWIRRO

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo salaasa ah taariikhduna tahay, 10-07-2018 kulan gaar ah la qaatay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, xubinna ka ah xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

Image may contain: 1 person

Image may contain: one or more people and beard

Image may contain: 1 person, standing

kulankaasi ayaa kusoo dhammaaday is afgarad, waxaana ay madaxweynaha iyo siyaasigu isla qaateen inay si joogto ah uga wadashaqeeyaan danta guud iyo horumarka qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here