WAR CULUS : AKHRI Beelaha Ilaa Hada Madax Dhaqameedkoodu gaadhey Shirka Buurta Gacan Libaax Uga Socda Garxajis Iyo Kuwa Loo Diiday .

0
1736

WAR CULUS : AKHRI Beelaha Ilaa Hada Madax Dhaqameedkoodu gaadhey Shirka Buurta Gacan Libaax Uga Socda Garxajis Iyo Kuwa Loo Diiday .

 

Hargeisa (Dalmar-News):-Waxaa maanta galinka danbe la filayaa in uu si rasmi ah

u soo gabo gaboowo shir muddo 9 cisho ah buurta gacan Libaax uga socdey Beesha Garxajis .

Shirkan ayaa gunaanadkiisa waxaa lagu casuumay qaar ka mid ah beelaha Somaliland waxaana ilaa hada gaashey Buurta gacann Libaax madax dhaqameed kala kala socda Beelaha .

 

1. Beesha Warsan Gali

2. Beesha Dhul Bahante

3. Beesha Ciise

4. Beesha Samaroon

5. Beesha Fiqishini

6. Beesha Sheekhaal

7. Beesha Ayuub

8. Beesha Arab

9. Beesha Gabooye

Sidoo kale waxaa la filayaa inay saacadaha soo socda ay halkaas gaadhan qaar ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland oo shirkaasi lagu casuumay .

 

Xafiiska Shabakada Dalmarnews.com
Hargeisa/Somaliland
Dalmarnews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here