Akhriso: Donald Trump oo Farriin u soo diray Madaxweyne Farmaajo

0
1047

Akhriso: Donald Trump oo Farriin u soo diray Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin ku aadan Hambalyada Munaasabadda Maalinta Xornimadda ee 1-da Luulyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Donald Trump ayuu farriintiisa ku bilaabay “Mudane Madaxweyne, anigoo ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka, waxaan adiga iyo shacabka Soomaaliyeed u soo gudbinayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aadan sanad guurada 58 aad ee maalinta xorriyadda”

 

Xafiiska Shabakada Dalmarnews.com
Muqdisho/Somalia
Dalmarnews@gmail.com
Cabdiqaadir Jeesto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here