Maraykanka oo ka cawday soogalootiga xadka Mexico dhooban

0
798

Maraykanka oo ka cawday soogalootiga xadka Mexico dhooban

Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Mike Pence ayaa hogaamiyeyaasha dalalka bartamaha Ameerika ku yaalla u sheegay in Maraykanku uu wajaho mashaakil muhaajiriin oo hor leh.

Kulankaas oo ka dhacay caasimadda dalka Guatemela ayay ka qaybgaleen madaxweyneyaasha Guatemala, Honduras iyo El Salvador.

Madaxweyne kuxigeenka dalka Maraykanka ayaa kulankaas ka sheegay in tirada ugu dabadan ee muhaajiriinta doonaya in ay si sharcidarro ah ku galaan Maraykanka ay ka soo jeedaan dalalkaas.

Mike wuxuu intaa ku daray in ay aad u badan yihiin tirada dadka imanaya xadka Mexico ayna halis ku yihiin ammaanka Maraykanka.

Mike Pence

Kulanti wanaagsan akhyaarta halkan naga daalacataay, kuna soo dhawaada tabintan tooska ah een ku samaynayno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Waa maalin Jimce ah oo ay taariikhdu tahay 29 bisha Juunyo 2017

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here