Madaxweynaha Ghana oo eryay gudoomiyihii guddiga doorashada

0
685

Madaxweynaha Ghana oo eryay gudoomiyihii guddiga doorashada

 

Madaxweynaha dalka Ghana Nana Akufo-Addo ayaa eryay gudoomiyihii gudiga doorashada ee dalkaas isaga oo sheegay in uu u cuskaday hawlkarnimo la’aan iyo hab dhaqan xumo.

Balse haweenaydaas ayaa sheegtay in aysan wax dambi ah samaynin, xisbiga ugu tunka wayn mucaaradka Ghanana ayaa isna sheegay in eedaymaha ka dhanka ah ay yihiin kuwo la dhoodhoobay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here