Guulestayaasha Abaal Marinta Gold Awards 2018 Oo Dhameestiran!!

0
1249

Guulestayaasha Abaal Marinta Gold Awards 2018 Oo Dhameestiran!!

 

Sidaan horey idiin kula wadaagnayba waxaa xalay la qabtay xaflada abaal marinta lagu bixiyo ee Gold Award taaso sanad walba la qabto waxana abaal marino lagu siiya xidigaha ka howl galaan Tv-yada.

 

 

 

Hina Khan ayaa ku guulesatay abaal marinta gabadha ugu Style-ka wanaagsan 2018 sido kale atooraaha ugu wanaagsan waxaa ku guulestay Vivian Dsena isagoo lagu siiyay bandhigiisa musalsalka Shakti Astitva Ke Ehsaas Ki.

 

 

 

Jennifer Winget ayaa atirishada ugu wanaagsan dhankeeda la gudoonsiyay halka musalsalka ugu wanaagsan uu ku guulestay musalsalka caanka ah ee Yesh Rishta Kya Kehlata Hai balse waa dooqa dad weynaha ayadoo musalsalka Ishq Mein Marjawaan noqday musalsalka sanadkaan ugu wanaagsan oo ay gudiga usoo garteen.

 

 

 

Hadii markii hore si hordhac ah loo soo bandhigay qaar kamid ah guulestayaasha abaal marintaan hader ayado dhmeestiran ayaa lasoo bandhigay halkan hoose kaga bogo..

 

 

 

Best TV Show: Ishq Mein Marjawaan

 

 

Best TV Show (Popular): Yeh Rishta Kya Kehlata Hai

 

Best Show (Critics): Ishq Subhan Allah

 

Stylish Diva: Hina Khan

 

Most Fit Actress: Surbhi Jyoti/Karishma Tanna

 

Most Fit Actor: Vivek Dahiya/Shoaib Ibrahim

 

Rising Film Star Award: Mouni Roy

 

Best Supporting Actor: Sachin Tyagi (Yeh Rishta Kya Kehlata Hai)/Kunal Jaisingh (Ishqbaaz)

 

Best Supporting Actress: Parul Chauhan (Yeh Rishta Kya Kehlata Hai)

 

Best Actor in Comic Role: Maninder Singh (Kya Haal Mr Panchal)

 

Best Actress in Comic Role: Krystle D’Souza (Belan Wali Bahu)

 

Best Actor (Critics): Vivian Dsena (Shakti Astitva Ke Ehsaas Ki)

 

Best Actress (Critics): Jennifer Winget (Bepannaah)

 

Best Actor (Popular): Nakuul Mehta (Ishqbaaaz)

 

Best Actress (Popular): Sriti Jha (Kumkum Bhagya)/ Shraddha Arya (Kundali Bhagya)

 

Best Jodi: Shivangi Joshi and Mohsin Khan (KaiRa) – Yeh Rishta Kya Kehlata Hai

 

Best Reality Show: Rising Star 2

 

Most Stellar Performance of the Year (Female): Surbhi Chandna (Ishqbaaaz)

 

Most Steller Performance of The Year (Male): Mohit Malik (Kullfi Kumar Bajewala)

 

Best Actor in a Negative Role: Arjun Bijlani (Ishq Mein Marjawan)

 

Best Anchor: Ravi Dubey (Rising Star Season 2)

 

Most Celebrated Actor: Karan Patel

 

Best Child Actor: Aakriti Sharma (Kullfi Kumar Bajewala)

 

Best Debutant Female: Bhumika Gurung (Nimki Mukhiya)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here