Qarax Ka Dhacay Dalka Faransiiska Iyo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawax Leh Oo Ka Dhashay Qaraxaasi

0
202

Qarax Ka Dhacay Dalka Faransiiska Iyo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawax Leh Oo Ka Dhashay Qaraxaasi

Addeegyada gargaarka deg degga ah ee magaalada ee dalka Faransiiska ayaa meydkii afraad kasoo saarey dhisme ku dumey magaaladaasi, iyada oo ay shaqaaluhu xaalad adag ku baadi goobayaan afar qof oo kale.

Dhismahan ayaa looga shakisan yahay inuu burburiyey qarax ka dhacay gudaha, kaas oo dadka ka agdhowaa ay sheegeen inay uriyeen gaas, qaraxa ka hor. Shaqaalaha addeeggyada degdega ah ayaa wali baadhaya burburka dhismaha hoostiisa iyada oo wali dab ka baxayo,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here