Waa Sidee Xaalada Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool?

0
149

Waa Sidee Xaalada Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool?


Waa Sidee Xaalada Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool?
March 7, 2023
SHARE0
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegayaa in Xiisad dagaal ay ka Taagan tahay duleedka Waqooyi Magaalada laascaanood ee Xarunta gobolka Sool halkaas ay isku horfadhiyaan Ciidamadda Somaliland iyo kuwa degaanka .

Warar ayaa sheegaya in Ciidamo iyo dhawr gaadiid oo dagaal Saacadihii la soo dhaafay ay gudaha u galeen Magaalada Laascaaood , kuwaas oo ka bar bar dagaalamaya Ciidamada degaanka oo dagaal kula jira Ciidamadda Soomaaliland .

Soomaaliland ayaa Sidoo kale Ciidamo dheeraad ah geysay Aaga dagaalka , waxaana halkaaas ka jira dhaqdhaqaaqyo ciidan ay sameynayaan labada dhinac, Waxaana markasta laga filan karaa in uu dagaal halkaas ka dhaco .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here