Xoghayaha NATO Oo Dalbaday In La Ansixiyo Codsiga Sweden Iyo Finland, Turkiga Oo Weli Hortaagan

0
160

Xoghayaha NATO Oo Dalbaday In La Ansixiyo Codsiga Sweden Iyo Finland, Turkiga Oo Weli Hortaagan

Xogayaha Gaashaanbuurta NATO Jens Stoltenberg ayaa Talaaladii shalay sheegay in loo baahan yahay in la dedejiyo ansixinta codsiga dalalka Sweden iyo Finland ee ku biirista NATO.

Haddaba waxa keenay in Xoghaye Stoltenberg uu walaacan muujiyo ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Maxamed Nuur Qalimow oo arrimaha Yurub aqoon u leh, kuna sugan magaalada London ee dalka Britain.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here