Sideed qof oo isku-qoys ah oo ku geeriyooday shil baabuur

0
240

Sideed qof oo isku-qoys ah oo ku geeriyooday shil baabuur.

ALGIERS, Algeria – Sideed qof oo isku qoys ah oo ay ku jiraan shan caruur ah ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay bariga Algeria, sida ay sheegeen mas’uuliyiin iyo goobjoogeyaal.

Carruurtan oo da’doodu u dhaxayso 4 ilaa 13 jir, waalidkood iyo habaryarteed ayaa geeriyooday kadib markii gaari ay wateen uu jiiray baabuur kale oo nooca raaxadda ah Jimcihii lasoo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here