Madaxweyne Shiinaha Xi Jinping Oo Doonaya Inuu Sii Hoggaamiyo Dalkaas Iyo Walaac Laga Muujinayo

0
245

Madaxweyne Shiinaha Xi Jinping Oo Doonaya Inuu Sii Hoggaamiyo Dalkaas Iyo Walaac Laga Muujinayo

Madaxweyne Xi Jinping ayaa ku darsan doonaa muddada uu sii hogaamin dalka Shiinaha toddobaadkan, inta lagu guda jiro shirka madaxda sare ee hadda ka socda magaalada Beijing.

Shirkan oo socon doona muddo afar maalmood ah ayaa la filayaa in lagu ansixiyo qaraar lagu bogaadinayo guulaha xisbiga shuuciga ah ee boqolkii sano ee la soo dhaafay.

Waa markii 3-xaad ee uu dhaca kulan noocaan ah tan iyo markii la aasaasay xisbiga.

Sannadka soo socda, madaxweyne Xi ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqo inuu jebiyay shirweynihii dhawaa sidaasina uu xafiiska ku sii joogayo. Warbaahinta Shiinaha ayaa ku tilmaantay in XI uu yaay nin waxqabad iyo aragti dheer leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here