Turkiga oo Ka Digay in Dagaal Caalami ah Ay Isku Rogto Dhibaatada Lagu Hayo Falastiniyiintu Iyo Shacabka Turkida oo Loogu Baaqay in Ay Diyaar Garooban

0
353

Turkiga oo Ka Digay in Dagaal Caalami ah Ay Isku Rogto Dhibaatada Lagu Hayo Falastiniyiintu Iyo Shacabka Turkida oo Loogu Baaqay in Ay Diyaar Garooban

Siyaasi Sare oo Hoggaamiya Mid Kamid ah Xisbiyada Siyaasaded ee Turkiga ayaa ka digay in Dagaal Caalami ah ay Sababi karan Dhibaatooyinka QUDUS iyo Falastiniyiinta haysta Xiligan.

Siyaasiga ayaa dhanka kale ugu baaqay Dadka Turkida ah in ay u diyaaar garooban Dufaaca Qudus.

Hoos ka Daawo Fah faahin:

https://www.youtube.com/watch?v=ObtZ1ThG2y4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here