Madaxda Amaanka Dalka Maraykanka Oo Digniin Amini Soo Saaray Iyo Waxyaabaha Soo Kordhay

0
311

Madaxda Amaanka Dalka Maraykanka Oo Digniin Amini Soo Saaray Iyo Waxyaabaha Soo Kordhay

Madaxda ammaanka dalka Mareykanka ayaa ka digay khatar sare oo argagixiso gudaha ah, taas oo laga filan karo dadka aan ku faraxsaneyn natiijada doorashadii November.

Waaxda Ammaanka Gudaha ayaa sheegay in weerarkii ay taageerayaasha Trump 6-dii January ku qaadeen US Capitol uu sababi karo inay soo baxaan xagjiriin.
Waxay ka digtay khatar ka imaan karta dadka ka careysan howlaha dowladda.

Balse waxay intaas ku dartay inaan la ogeyn hadduu jiro qorshe gaar ah oo abaabulan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here