Gudigii Hore Ee Doorashooyinka somaliland Oo Diiday In Ay Lataliyayaal U Noqdaan Gudiga Cusub

0
401

Gudigii Hore Ee Doorashooyinka somaliland Oo Diiday In Ay Lataliyayaal U Noqdaan Gudiga Cusub

Guddii hore ee doorashooyinka Somaliland ayaa ka cudur daartey inay la taliyeyaal u noqdaan kominshanka cusub ee doorashooyinka.

Xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ayaa dhawaan gaadhey heshiis cusub oo aan aheyn heshiiskii bishii February ee midowga Yurub ka so shaqeeyey .

Awoodi arimaha doorashooyinka ayaa waxaa dib loogu soo celiyey guddida cusub ee doorashooyinka

Waxaa wax ka bedel ay ku sameyen xisbiyadu awoodii hore loo siiyey guddidi hore ee doorashooyinka .

Geeska Africa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here