Shiinaha Oo Laga Helay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Coronavirus

0
366

Shiinaha Oo Laga Helay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Coronavirus

Shiinaha oo sheegay in kiisaska cusub ee Coronavirus ay kaga imaanayaan dalka Ruushka

Shiinaha ayaa shaaciyey 89 kiis oo cusub maalintii Isniinta, waa tiradii ugu badnayd muddo lix isbuuc ah

Kiisaskan ayaa la sheegay in laga helay dad u dhashay Shiinaha oo ka yimid Ruushka.

Sida ay sheegtay Waaxda caafimadka 86 ka mid ah kiisaska shalay la shaaciyey ayaa laga helay dad u dhashay Shiinaha oo ka yimid Ruushka halka saddexda kalana ay ahaayeen dad horay u joogay gobolka Guangdong..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here