Ciidamo La Wareegay Xarunta Xisbiga Waddani Ee Hargeysa+Ciro Oo Xoog iyo Rasaas Ku Galay

0
529

Ciidamo La Wareegay Xarunta Xisbiga Waddani Ee Hargeysa+Ciro Oo Xoog iyo Rasaas Ku Galay

Wararka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Xarunta Xisbiga Waddani ee halkaas ku taalla ay la wareegeen Ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland.

Ciidamada ayaa lagu soo waramayaa inay isku gadaameen Xarunta Xisbiga Waddani uu ku lahaa Hargeysa, isla markaana waxaa la xiray dhamaan Waddooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta.

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaah Cirro ayaa sheegay in Xarunta ay la wareegeen Ciidamo, isla markaana lagu jaray dhagxaan farabadan. Sidoo kale gudoomiye ciro iyo hogaanka wadani ayaa daqiiqada ka hor xarunta xoog ku galay kadib markii ciidanku rasaas ooda kaga qaadeen gudoomiyaha taas o hal qof dhaawacday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here