DEG DEG : Gudoomiye Ciro Oo Tageerayaashiisa Ugu Baaqay Mudaharaad+MUUQAAL

0
482

DEG DEG : Gudoomiye Ciro Oo Tageerayaashiisa Ugu Baaqay Mudaharaad+MUUQAAL

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa taageerayaasha xisbiga Waddani ee gobalka Maroodi Jeex ugu baaqay in beri 8 subaxnimo ay iskugu yimadaan xarunta dhexe ee xisbigaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa loo faro fariimo mihiin ah oo uu sheegay in dalkan lagu bad baadinaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here