DAAWO ” Agaasimaha Shaqo Qaran Ha Iscasilo….” Gudoomiyaha G. Dhalinyarada Xisbiga Waddani

0
526

DAAWO ” Agaasimaha Shaqo Qaran Ha Iscasilo….” Gudoomiyaha G. Dhalinyarada Xisbiga Waddani

Hargeysa (Dalmar-News):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in uu gabi ahaan-ba uu fashilmay mashruucii Shaqo qaran oo ay sheegen in ay ka xisbi ahaan u arkayeen ifa faalo u soo baxay dhalinyarada Somaliland

Sidoo kale Xisbiga Waddani waxaa uu ku baaqay in uu icasilo agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran , waxaana sidaas warbahinta maanta u sheegay Gudoomiyaha garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here