Donald Trump oo sheegay in uu ogyahay cida ka danbeysay weeraradii 2001-dii ka dhacay Mareykanka

0
456

Donald Trump oo sheegay in uu ogyahay cida ka danbeysay weeraradii 2001-dii ka dhacay Mareykanka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu garanayo cida ka danbeysay weerarkii Argagixiso ee bishii September ee sanadkii 2001-dii ka dhacay Mareykanka.

Wareysi uu siiyay wariyaha Tv-ga ABC George Stephanopoulos axadii shalay ayaa Trump wuxuu sheegay in weerarkaan aan laga soo abaabulin Ciraaq.

Ma aheyn Ciraaq ee waxaa ka danbeeyay dadkale waxaa filayaa oo garanaya kuwii ka danbeeyay Weerarka.

Weeraradii ka dhacay Mareykanka 9/11 ee 2001-dii ayaa waxaa ku dhintay 3,000 oo qof waxaana ka dhashay qasaare maaliyadeed oo Dhan $10 billion oo Doolar.

Madaxdii hore ee Mareykanka ayaa ku eedeeyay weerarkaan ururka Al-Qaacida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here