DEG DEG:-Qaar Kamid Ah Dadkii Dilay Caaisho Ilyaas Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay

0
726

DEG DEG:-Qaar Kamid Ah Dadkii Dilay Caaisho Ilyaas Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay

Maxkamadda Darajada Koowaad Gobolka Nugaal ee Degmada Garoowe ayaa Dil toogasho ah ku xukuntay qaar kamid ah 10 Eedeysane oo loo heysto kufsigii iyo dilkii Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Allaha u naxariistee Caaisho Ilyaas Aadan.

Cabdifataax Cabdirahman Warsame,Cabdisalaan Cabdirahman Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Dig ayaa Maxkamadda waa ay ku xukuntay Dil ah,kuwaasi oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen falkii arxan darrada ahaa ee u geysteen Caasho Ilyaas Aadan oo aheyd gabar yar.

Sidoo kale Maxkamadda ayaa go’aamisay in la sii daayo 7 eedaysane oo kale .

Filo Goordhow Codka Maxkamadda Insha Allaah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here