DAAWO ” Madaxweynuhu Taladii Ayuu Isku Koobay..” Muj Cali Guray

0
541

DAAWO ” Madaxweynuhu Taladii Ayuu Isku Koobay..” Muj Cali Guray

Hargeysa (Dalmar-News):-  Muj Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu isku koobay taladii dalka .

Cali Guray ayaa tusaale u soo qaatey hadii ay laba islaamood ay is qabsadaan in aaney dhamaaneen ilaa xafiiska madaxweynaha ay gaadho oo uu madaxweynuhu go,aan ka gaadho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here