DEG DEG : Xukuumada Oo Muddo 24 Sacadood Kadib Soo Celisay Gaadhigii Ilaalada Gudoomiye Ciro

0
509

DEG DEG : Xukuumada Oo Muddo 24 Sacadood Kadib Soo Celisay Gaadhigii Ilaalada Gudoomiye Ciro

Hargeysa  (Dalmar-News):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay dib ugu soo celisay gaadhigii ay lahayeen ilaalada Gudoomiye Ciro iyo direys Ciidan oo saarnaa kadib markii ay dhawr maalmood ka hor ay wiish ku qaadatey dawladu

Saraakiil ka tirsan xisbiga ayaa sheegay in xukuumadu ay arintaas raali galin ka bixisay isla markaana ay gaadhiga dib ugu soo celisay Guriga gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro

Maalin ka hor ayey aheyd markii afhayeenka xisbiga Waddani uu xukuumada ugu hanjabey in gaadhiga ilaalada Gudoomiye Ciro ay dib u soo  celiso muddo 24 sacadood ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here