DAAWO : Afhayeenka Ganacsade Axmed Cismaan Geele Oo Si Kulul Ugu Jawaabtey Hadalkii Madaxtooyada Somaliland

0
567

DAAWO : Afhayeenka Ganacsade Axmed Cismaan Geele Oo Si Kulul Ugu Jawaabtey Hadalkii Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa (Dalmar-News):- Afhayeen xalay u hadley shirkada SBI ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey eedeymo Ganacsade Axmed Cismaan Geele uga yimid madaxtooyada Somaliland

Afhayeenka ayaa ugu horeyn cadeeyey in ay jirto lacago uu Ganacsade Axmed Geele ka Amaahdey Bangiga Faransiiska oo Saami uu ku leeyahay Madaxweynaha Jabuuti , balse markii uu lacagta qadanaayey bangigu ka qaatey hanti damiin ah oo ka badan lacagta uu bangigu bixinaayo , taas oo markii danbe dawladu ka qaadey bangiga .

Sidoo kale afhayeenka ayaa beeniyey in lacagtaas deynta ah ee bangigu bixiyey ay aheyd bishii 4 ee sanadkii 2017 , waxaana uu meesha ka saaray in lacagtii lagu dhisay shirkada SBI ay aheyd lacagta uu bangigaasi bixiyey , waxaana shirkada SBI la dhisay sanadkii 2010waxaana la daah furay sanadkii 2012

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here