Dibadbax Gacan ka hadal dhaliyay oo ka dhacay Kashmiir-ta Hindiya

0
548

Dibadbax Gacan ka hadal dhaliyay oo ka dhacay Kashmiir-ta Hindiya

Dibad bax dhaliyay gacan ka hadal dhex maray ciidanka booliska Hindiya iyo dad shacab ah ayaa ka dhacay magaalada Kashmir.

Arintaan ayaa timid kadib markii uu geeriyooday nin macalin ahaa oo booliska Hindiya u xirnaaa.

Rizwan Asad Pandit, oo ahaa 29 jir dhiga maadada chemistry-ga ayaa loo xiray tuhun argagixiso iyadoo booliska ay horay u sheegeen in baarayaan.

Dhanka kale saraakiisha amniga ayaa sheegay in baarayaan waxa dhaliyay Geerida.
Si kastaba ha ahaatee qoyska macalinkaan ayaa waxay sheegeen in si kas ah askarigaan ay u dileen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here