DAAWO : “ Sidaan doonaan Kulmiye u dhaliili Ma Jirtto Cid Iga Saari Karta Xisbiga Kulmiye , Yaa Iga Saari Kara ..” Cabdicasiis Sammaale

0
664

DAAWO : “ Sidaan doonaan Kulmiye u dhaliili Ma Jirtto Cid Iga Saari Karta Xisbiga Kulmiye , Yaa Iga Saari Kara ..” Cabdicasiis Sammaale

Borama (Dalmar-News):- Siyaasi Cabdi Casiis Samaale oo shalay warbaahinta kula Hadley magaalada Borama ayaa waxaa uu ka Hadley siyaasiyiin iyo xubno miisaan lahaa oo xisbigaasi laga saarey iyo qaar aan nasiib u helin inay ka soo qeyb galaan shirka Golaha dhexe

Sidoo kale Siyaasi Cabdicasiis Samaale oo ka jawaabaya Su,aal la weydiiyey ayaa si kulul ugu jawaabey in aaney jirin cid ka awood weyn oo xisbigaasi isaga ka saari karta isla markaana uu isagu yahay aas aasayaashii xisbiga Kulmiye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here