DAAWO“Ma Yeelayno In Ururo Dano Gaara Lagu Fushanaayo Naloo Adeegsado “ Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Eedyay Guddoomiyaha Ururka SOLJA

0
557

DAAWO“Ma Yeelayno In Ururo Dano Gaara Lagu Fushanaayo Naloo Adeegsado “ Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Eedyay Guddoomiyaha Ururka SOLJA

Jig Jiga (Dalmar-News):- Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa soo bandhigay sababo uu sheegay inuu somaliland uga tagay.

Weriye Cabdimaalik oo saxaafada kula hadlay magaalada Jigjiga ayaa ganafka ku dhuftay hadalo ka soo baxay gudoomiyaha Solja oo la xidhiidha waxyaabaha keenay inuu ka tago somaliland.

Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ka jawaabaya hadalada gudoomiyaah Solja ayaa waxa uu yidhi “Waraysi laga qaaday gudoomiyaha Solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto waxa uu ku sheegay inaanay jirin wax weriyayaal ah oo somaliland uga tagay xadhig iyo cabudhin, waxaanu si gaar ah u sheegay in aniga oo Cabdimaalik ahi aan iska tagay oo aanay jirin wax xadhig ah iyo wax dhibaato

ah oo igu haysatay Burco, waxaanu ku adkaysanayey markasta inaan wax dhibaato ah uga tagin Burco.”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here