DEG DEG : Golaha Guurtida Somaliland Oo Iminka Ku Dhaqdey Muddo Kordhin Ay Sameysay .

0
769

DEG DEG : Golaha Guurtida Somaliland Oo Iminka Ku Dhaqdey Muddo Kordhin Ay Sameysay

Hareysa (Dalmar-News):- Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay iminka ku dhawaaqeen muddo  kordhin ay u  samayeen golayaasha wakiilada iyo Guurtida .

Guurtida ayaa ku dhawaaqdey in ay doorashada golaha wakiiladu ay dhici doonto  bisha 12 ee sanadka 2019 , sidoo kale na ay doorashada golaha guurtida ay dhici doonto bisha 12 ee sanadka 2020.

Muddo kordhintan kumay  jirin lagumana soo hadal qaadin golayaasha deeganka oo muddo xileedkoodu dhamaanyo   bisha saddexad ee sanadkan

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here