DAAWO : Maxaa Sababay In Hanti Dhawrka Somaliland Uu Albaabada U Xidhay Dawlada Hoose Ee Hargeysa+Dareenka Dadwaynaha

0
565

DAAWO : Maxaa Sababay In Hanti Dhawrka Somaliland Uu Albaabada U Xidhay Dawlada Hoose Ee Hargeysa+Dareenka Dadwaynaha

Hargeysa (Dalmar-News):- Xafiiska Hanti Dhawrka guud ee Somaliland ayaa waxa uu galabta si kadis ah baadhis uga bilaabey dawlada Hoose ee Hargeysa isla markaana  albaabada ayuu u xidhay isaga oo xafiisyada lacagta iyo xisaabadka xafiisku qufulo ku xidhay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here