DAAWO : Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Abwaan Abees Oo Xalay Maanso Uu Ku Dhaliilayo Booliska Munaasabad Ka Tiriyey

0
1427

DAAWO : Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Abwaan Abees Oo Xalay Maanso Uu Ku Dhaliilayo Booliska Munaasabad Ka Tiriyey

Hargeysa (Dalmar-News):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay maanta xabsiga dhigtay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mid ah abwaanada reer Somaliland

Abwaanka ayaa habeenkii xalay aheyd soo bandhigay maansooyin uu xukuumada ku dhaliilaayo .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here