DAAWO : Odayaasha Garxaajis Oo Hanjabaad Culus U Soo Diray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Arimaha Ay Diideen

0
521

DAAWO : Odayaasha Garxaajis Oo Hanjabaad Culus U Soo Diray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Arimaha Ay Diideen

Hargeysa (Dalmar-News):- Qaar kamid ah odayaasha iyo wax garadka beesha Garxaajis ee ku nool magaalada Burco ayaa waxaa ay hanjabaad culus u soo direen madaxweyne Muuse Biixi iyaga oo cabasho ka muujiyey dad ay sheegen in aaney beesha Matalin oo uu madaxweynuhu dhawaan la kulmi doono

https://youtu.be/7xzNXCqqgtY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here