DEG DEG : Doorashii Guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland Oo Lagu Dhawaaqay+Cida ku Guulaysatay

0
1129

DEG DEG : Doorashii Guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland Oo Lagu Dhawaaqay+Cida ku Guulaysatay

Waxaa lasoo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada xidldhibaanada Puntland ay ku dooranayeen guddoomiyaha baarlamaanka.

Labada nin ee isugu soo hartay wareega labaad ayaa kala helay codadka, Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo) 43 cod iyo Cabdijamaal Cismaan 23 cod .

Waxaa lagu dhawaaqay in Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo) uu yahay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here