AKHRISO : Halkee la Islamarayaa Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo Socota

0
490

AKHRISO : Halkee la Islamarayaa Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo Socota

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka ayaa goordhow ka bilaabtay xarunta Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garowe.

Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa waxaa u tartamayaa 4 murashax oo kala ah Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo-dareed),Cabdiraxmaan Cali Jibriil,Cabdijamaal Cismaan Maxamed iyo Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Waxaa socda qudbadaha ay u jeedinayaan musharaxiinta xildhibaanada Baarlamaanka Puntland iyadoo la filayo in 8da bishan ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here