DAAWO :- Wararkii Ugu Danbeeyey Qaraxii Moqdisho Ka Dhacay Iyo Geeriyada Wariye Cawil Salaad

0
799

DAAWO :- Wararkii Ugu Danbeeyey Qaraxii Moqdisho Ka Dhacay Iyo Geeriyada Wariye Cawil Salaad

Moqdisho (Dalmar-News):- Magaalada Moqdisho waxaa saaka ka dhacay laba qarax oo isxigay isla markaana ay ku dhinteen dad ka badan 20 qof oo ay ku jiraan saxafiyiin , waxaana qaraxaas masuul-yadiisa sheegtay Ururka Al-Shabaab

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here