Waa Sidee Xaalada Magaalada Baydhabo Kadib Rabshado Lagu Taageerayo Abu Mansuur+SAWIRO

0
612

Waa Sidee Xaalada Magaalada Baydhabo Kadib Rabshado Lagu Taageerayo Abu Mansuur+SAWIRO

Kadib markii ay soo baxday in Magalada Baydhabo lagu xiray Muqtaar Roobow oo ka mid ahaa Musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed marna ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab ayaa waxaa Baydhabo ka dhacay dagaal iyo rabshado.

Wararka aan Baydhabo ka heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in dadweyne farabadan oo taageero u ah Muqtaar Roobow ay banaanbax rabshado wata ka dhigeen Gudaha Magalada.AKHRISO

Isgaarsiinta Magalada Baydhabo ayaa hawada ka maqan,waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in Diyaarad ay Magalada Baydhabo kasoo qaaday Muqtaar Roobow kasoo degtay Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here