Trump oo baajiyay kulan uu la qaadan lahaa Madaxweynaha Ruushka

0
745

Trump oo baajiyay kulan uu la qaadan lahaa Madaxweynaha Ruushka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hakiyay kulan uu la qaadan lahaa dhigiisa ruushka Vladimir Putin sababo la xiriira xaalada Ukraine.

Labadan mas,uul ayaa la filayay in ay ku kulmaan inta uu socdo shirka wadamada barwaaqo sooranka ee loo yaqaan G20 oo ka dhacay Argentina.

Waxaa uu sheegay in sababta uu u qaatay go,aankan ay tahay iyadoo wali ruushka uusan soo celin maraakiibta uu ka qabsaday Ukraine.

Trump ayaa sheegay in uu la kulmi doono dhigiisa ruushka hadii xal laga gaaro qilaafka u dhaxeeya Kiev iyo Moscow.

Hadalkaan ayaa waxaa uu ku soo qoray barta uu ku leeyahay Twitter-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here