Waftigii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Saaka Ku Kalahay dhankaa iyo Magaalada Ceerigaabo

0
816

Waftigii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Saaka Ku Kalahay dhankaa iyo Magaalada Ceerigaabo

Ceel Afweyn (Dalmar-News):- Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo xalay u hoyday magaalada Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag ayaa saaa ka baxay magaalada Ceel Afweyn

Waftiga madaxweynaha ayaa saaka u kicitimay dhinaca magaalada Ceerigaabo , halkaas oo qaban qaabada soo dhaweyntiisa laga dareemaayo , waxaana la filayaa in madaxweynuhu uu reer Ceerigaabo meel fagaare ah kala hadlo.

 

Xafiiska Shabakada Dalmarnews.com
Hargeisa/Somaliland
Dalmarnews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here