DAAWO : Madaxweynihii Hore Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Oo Markii Ugu Horreysay Lagu Dhex Wareystay Jeelka Uu Ku Xidhan Yahay

0
731

DAAWO : Madaxweynihii Hore Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Oo Markii Ugu Horreysay Lagu Dhex Wareystay Jeelka Uu Ku Xidhan Yahay

Madaxweynaha Maxkamada Guud ee dalka Itoobiya ayaa shalay booqatey xarumaha Booliska ee ku yaala magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kuwaas oo lagu hayo maxabiis danbiyo kala duwan lagu soo eedeyey

Xabsiyada ay booqatey Gabadha madaxweynaha ka ah maxamada guud ee dalka Itoobiya ayaa waxaa ka mid ah Saldhiga uu ku xidhan yahay Madaxweynihii hore ee Somalida Itoobiya Md Cabdi Maxamuud Cumar waxaana uu u sheegay in gobta uu hada ku xidhan yahay ay tahay goob aad u fiican,

Halkan hoose ka DAAWO :

https://www.youtube.com/watch?v=xLpPZxd3JsI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here