Dawladda Tanzaaniya ayaa ciidamo u dirtay beeraleeyda

0
621

Dawladda Tanzaaniya ayaa ciidamo u dirtay beeraleeyda

Dawaladda Tanzaniya ayaa ciidamo milatari ah daad gureysay si ay beeraleeyda uga soo iibiyaan cashew nuts-ka taasi ooo looga gol’leeyahay in la xaliyo dhibaatad qiimaha.

Madaxweyne John Magufuli ayaa kama damabays isniintii u qabtay ganacsatada in ay miraha ku soo iibsadaan qiimaha ay dawladda u cayintay.

Beeraleeyda ayaa joojiyay in ay iibiyaan dalagooda muddo toddobaadyo ah, iyagoo ku andacoonayay in qiimaha ay kanacsatada uu aad u hooseeya.

Dadka wax dhaleeceya ayaa madaxweynaha ku eedeenaya in uu sii hurinaya xaaladda

Ciidamada difaaca dalka Tanzania ayaa lagu amray in ay beeraleeyda ka soo iibiyaan dalagga.

Maalintii sabtida ahayd magufuli ayaa waxaa xilka ka qaaday laba wasiir.Balse waxaa uu magacaabay wasiiradii bedeli lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here