“Wasiirka Maaliyada Ka Qaad Garxajis Oo Habar Awal…” Mujaahid Cali Guray Oo Ka Hadley Isku Shaandheyntii Uu Sameeyey Madaxweyne Biixi

0
1203

“Wasiirka Maaliyada Ka Qaad Garxajis Oo Habar Awal…” Mujaahid Cali Guray Oo Ka Hadley Isku Shaandheyntii Uu Sameeyey Madaxweyne Biixi

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE ayaa waxaa uu markii ugu horreysa uu ka hadley isku shaandheyntii uu shalay sameeyey madaxweyne Muuse Biixi.

Cali Guray ayaa oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sheegay in uu ka naxay in wasiirka Maaliyada laga qaado Nin ka soo jeeda Beesha Garxaajis loona dhiibo Nin ka soo jeeda Beesha Madaxweynaha ee Habar Awal waxaana uu yidhi

“Ilaahay Hortii markaan Eego xaalada Maanta , Wasiirka Maaliyada Ka qaad Garxajis oo Habar Awal sii in aanan ku farxin ee waan ka naxay , cadkaasina celis buu ku wanaagsanaa.” Ayuu yidhi Cali Guray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here