DEG DEG : Wararkii Ugu Dambeeyey ee Xaaladda Ceel-Afweyn oo Xalay Dil Ka Dhacay.

0
947

DEG DEG : Wararkii Ugu Dambeeyey ee Xaaladda Ceel-Afweyn oo Xalay Dil Ka Dhacay.

Hal ruux ayaa xalay lagu dilay degaanka Dararwayne ee degmada Ceel-afwayn, gobolka Sanaag.

Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jiray Saleebaan Xuseen Maxamed ayaa la dilay isagoo kusii carraabaya dhanka gurigiisa, waxaana sida la sheegay ka daba tagay dabley hubeysan kadibna toogasho ayay ku dileen.

Waxaa loo maleynayaa in dilkani uu qayb ka yahay dhacdooyinkii horey uga dhici jiray degaankaasi.

Wixii faahfaahin ah kala soco bartayadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here