DAAWO : Sucuudiga Oo Qirtay Dilka Wariye Jamaal Khashoggi

0
1054

DAAWO : Sucuudiga Oo Qirtay Dilka Wariye Jamaal Khashoggi

Muqdisho (Dalmar-News):- Sida ay baahiyeen Warbaahinta dalka Maraykanku Dawlada Saudi Arabia ayaa u dhaw in ay qirato Dilka Wariye Jamaal oo ka mid ahaan jiray Saxafiyiinta aadka u dhaliili jiray Xukuumadda ka talisa dalkaasi

Warbixinta laga sugayo Dalka Saudi Arabia ayaa la sheegayaa in ay noqon doonto cadaymo ku saabsan qaabkii ay u dileen iyada oo la sheegay in ay u qorshaysan tahay sidii ay u cadayn lahaayeen in si aan ku talo gal ahayn loogu khaarajiyay Wariyahaas.

https://www.youtube.com/watch?v=u-j30V5Xx-I

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here